Qoysas danyar ah oo la geersiiyay deeq raashiin ah

0
293

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Iyadoo dhawaan ay magalada kismayo  soo gaareen Qoysas danyar ah,kana soo barakacay deegaanno ka tirsan gobolada Jubbada dhexe iyo  Jubbada hoose,gaar ahaan deegaada gosha ayaa waxaa Hay’adaha qaxootiga iyo arimaha barakacayaasha u qaabilsan  Jubbaland gaarsiiyeen  deeq Raashiin ah,iyadoo ay ka faa’iideeysteen 120 qoys oo ka mid ah barakacayaal cusub.

Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here