Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Qaar kamid ah qoysaska danyarta ah ee ku nool Kismaayo ayaa la gaarsiiyey deeq raashin ah,deeq rashin oo ka kooban Bariis, Bur iyo Saliid ayaa waxaa la soo gaarsiiyey qaar kamid ah dadka barkacayaasha ah ee kunool maglaadda kismaayo.
Deeqdan ayaa waxaa ay ka timd dhalinyaro ku nool dalka dibadiis oo ka soo jeeda Dowlad gobleedka Jubbland.
Cabdinuur Sabriye,ayaa warbixintan inooga Diyaariyay.