Qoysas danyar ah oo ku nool Kismaayo oo la gaadhsiiyay Deeq lacageed

0
344

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Qoysas danayar ah oo kunool Magaalada kismaayo  isla markaana haysta caruur agoon aha ayaa loo qaybiyay deeq lacageed oo katimid gabdho soomaliyed oo ku nool dalka dibadiisa.

Gabdhaha qurba joogta ah  lacagtan soo dirsaday ayaa usoo wakiilatay Hay’ada Xamdi fondetion oo deeqdan gaarsiisay 54 qooys oo danyar .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here