Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda gargaarka iyo Maraaynta Musiibooyinka Dowlad goboledka Jubbaland ayaa maalmahaan wada dadaalo ay deeq raashin ah ku gaarsiinayso dadka nugul ee ku nool deegaanada daca galbeedka iyo waqooyiga kismaayo kuwaas oo badan barakacayaal ay saameeyeen abaaro,colaado iyo fatahaado.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.