Qoysas danyar ah oo dheeq raashin ah loogu qeeybiyay magaalada Baydhabo

0
41

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Ururka Samafalka Kaahiyee oo ah Urur ka shaqeeya degaanada KG Soomaliya ayaa waxey deeq raashin ah gaarsiyey ku dhowaad 40 qoys oo danyar ah lagana soo kala xuley kaamamka ku yaala duleedka Magaalada Baydhabo.

Deeqdaan raashinka oo ka koobneyd Bur,bariis, Sokor,Saliid, Timir iyo Caano ayaa waxaa iska soo Aruuriyey urur Samafalayaal ah e ku nool Dalka dibadiisa ayidoona loo soo wakiishey Ururka kaahiyee.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here