Qoysas Danyar ah oo Degan Duleedka Xaafada Calanley ee Magaalada Kismaayo oo Codsaday in La Caawiyo

0
182

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)- Waaxda kawaan dhiiglaha ee Xaafada Calanley ee Magaalada Kismaayo waxaa degan qoysas badan danyar ah ku waas oo ka cabanaya biyo yari ,wado xumo iyo adeega korantada oo aysan heysan.

Hamdi Mahamed Yaasiin ayaa warkaan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here