Qoysas danyar ah oo deeq raashin loogu qeybiyay Tuulada Mubaarak

0
22
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-150 qoys oo danyar ah ayaa deeq raashin caawimad ah la gaarsiiyay, waxaana gacan ka geystay hay’adda Gift of the Givers, ayadoo Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka Jubaland loo soo mariyey.
Wasiirka Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka Jubaland Abdirahmaan Mohamed ayaa ka hadlay goobta raashinka lagu qeybiyay.
Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here