Qoysas danyar ah oo deeq raashin ah loogu qaybiyay magaalada Kismaayo

0
29

Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta musiibooyinka Dowlad Goboleedka Jubbaland ,Hay’adda barakacayaasha iyo qaxootiga Jubbaland iyo Maamulka Dowladda hoose ee degmada Kismaayo oo is kaashanaya ayaa gudaha magaalada Kismaayo ka bilaabay qaybinta deeq raashin ah taas oo la gaarsiinayo ilaa 25000 oo qays .

Qeybinta deeqda raashinka ah oo Maalmahaan socon doonta ayaa furitaankeeda waxaa maanta goob joog ka ahaa Madaxwaynaha kuxigeenka labaad ee Jubbaland ,Gudoomiyaha baarlamaanka Jubbaland ,Gudoomiyaha degmada iyo Masuuliyiin kale.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here