Qoysas danyar ah oo deeq raashiin ah loogu qeybiyay duleedka magaalada Muqdisho

0
33

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ee SoDMA ayaa maanta 200 qoys oo iskugu jira danyar iyo barakacyaal waxa ay gargaar ugu qaybisay Deegaanka Garasbaaleey ee duleedka magaalada Muqdisho.

Goobta lagu qaybinayey Gargaarkaan waxaa goobjoog ka ahaa Agaasimaha waaxda gargaarka Sahra Cali Yuusuf iyo Agaasimaha waaxda dabagalka iyo qiimaynta SoDMA Cabdisalan Cabdullaahi Cumar.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here