Qoysas danyar ah oo deeq raashiin ah la gaarsiiyay Baydhabo

0
154
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-In ku dhow 2 kun Oo qoys Oo saameysey Abaarta ka jirta dalka ayaa waxaa loo qeybiyey Raashiin Sida Bariis Sonkor iyo Saliid kaasi oo ka timid Wasiir ku xigeenka Wasaarada Awqaafta iyo Arimaha Diinta Dowlada Soomaaliya Saalax Shariif Siidkey.
Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here