Qoysas danyar ah oo ku nool deegaanka Lafoole oo ka cabanaya xaalad liidata oo dhanka nolosha ah

0
194

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Deegaanka Lafoole ee gobolka Shabeellada hoose ayaa waxaa kunool Qoysaska danta yar oo ka cabanaya Xaalad nolol xumo oo aad u liidata, qoysaska ayaa waxay kasoo barakaceen xaaladaha nolol xumo ee ka jirta deegaanada koonfur galbeed gaar ahaan gobalka shabeelaha hoose.

Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here