Qoysas Barakacayaal cusub oo gaaray magaalada Baydhabo

0
48
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Barakacayaashan Cusub ayaa waxaa ay ka kala yimaadeen Degmooyinka Waajid iyo Rabdhuure Oo ka tirsan Gobolka Bokool iyo Deegaana ka tirsan Gobolka Baay kuwaas oo siyaaba kala duwan uga soo barakaceen oo ay kow ka tahay Daruufo dhanka nolosha ah iyagoo Baydhabo u soo raadsaday Nolol mid hore dhaanta.
Xamdi Maxameed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here