Qoysas barakacayaal ah oo ku nool Kismaayo oo codsaday in la caawiyo

0
255
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Ayadoo lagu guda jiro maal-mihii ugu danbeeyay ee bisha barakaysan ee Rabadaanka ayaa waxaa jiro  u diyaar garow ku aadan munaasabada maalinta ciidul fidriya .

Hadaba waxaa jira dad danyar ah oo la daala dhacaya duruufo nololeed kuwaas oo aan awoodin in ay caruutooda ciid siiyaan  madaama aysan haysan dhaqaale ay uga qayb qataan farxada maalintaasi.

Hamdi Maxmed Yasiin,ayaa warbixintan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here