Qoysas Barakacayaal ah oo Guriyo Loogu dhisay magaalada Baydhabo

0
70
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Hay’adda Al-najaat Al-kheyriya ee dalka Kuwait ayaa magaalada Baydhabo ka billowday in ay guryo u dhisto dadka barakacayaasha ah ee ay saameeyeen abaaraha.
Gurigii ugu horreeyay ee ay Baydhabo ka hirgelisay hay’adda Al-Najaat oo ka kooban laba qol, suuli , haanta biyaha iyo jiko ayaa lagu wareejiyay qoys ka kooban 9 carruur oo agoon ah hooyadood iyo ayeeydood, iyagoo ka mahad celiyay garab istaagga ay u fidisay Hay’addan.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here