Qoysas Barakacayaal ah oo deeq Raashiin ah loogu qeybyay waqooyiga Kismaayo

0
28

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Gargaarka iyo maareeynta musiiboyinka Jubbaland oo kaashaneysa Hay’adda Barakacayaasha Jubbaland ayaa deeq raashiin ah u qeybisay Qoysas ku nool Deegaanka Istanbuul ee waqooyiga Kismaayo,kuwaas oo ka soo barakacay saameyna ay ku yeelatay Fatahaadii Elino.

Abdirahin Deck ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here