Qoysas agoon iyo danyar isagu jira oo deeq gargaara loogu qaybiyay magalada Kismaayo

0
36

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Qoysas danyar iyo Agoon Isagu jira isla markaana ku nool magalada kismaayo ayaa waxaa deeq qargaara oo kakooban rashinka qutuldaruuriga ah noocyadiisa kala duwan gaarsiisay Hay’ada SAMAH Charity Organization

Deeqdaan oo ay ka faa’iidaysteen 100 koqs ayaa loogu tala kalay bisha barakaysan ee rabadan waxa uuna rashinku ka koobanyahay Bur Bariis Baasto sonkor iyo saliid
ugu Horayn qaar kamida dadkii ka faa’iidaytay deeqdan gargaarka ah ayaa umahad celiyay cidkasta oo ka gacan gaysatay inay soo garto.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here