Kismaayo(Idaacadda Waamo)-waxaa magaalada Kismaayo ka jira Ururro badan oo ka shaqeeya waxbarashada sida madasha Maan-Kulan oo ka shaqeeysa hormarinta wax akhariska iyo sidii ay dhalinyarada ula qabsana lahayeen wax akhriska.
Xasan Maxamuud Qorane ayaa Idaacadda Waamo ugu warbixiyey wax akhariska ahmiyada ay u leedahay bulshada iyo sida ay madasha maan-kulan ugu faa’iideyso dhalinyarada ku nool dowlad goboleedka Jubbland.
Cabdinuur Sabriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.