Qiimaha Shiimantada oo saameeyn ku yeeshay muruq maalka Kismaayo

0
170

(Kismaayo(Idaacadda Waamo)-magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose waxaa  ku nool dad badan oo muruq maalato ah ku waas oo qabta shaqooyin kala duwan oo ay nolol Maal- meedkooda ka soo saartaan.

xoogsata ka shaqeeya dhismayaasha guyaha ee ku nool Degmada Kismaayo ayaa waxaa soo wajahay shaqo la,aan baahsan ka dib markii ay istaageen shaqooyinkii dhinaca dhismaha ah oo ay ku tiirsanaayeen Qoysas badan oo danyar ah sababo la xiriira sara u kac ku yimid qiimaha shamiitada guryaha lagu dhisto.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here