Qiimaha Shidaalka oo sare u kacay magaalada Kismaayo

0
116
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Goobaha lagu gado shidaalka ee magaalada Kismaayo ayaa ah kuwa haawanaya taasoo sababtay sare u kac ku yimid qiimaha Shidaalka lagu kala iibsado suuq yada magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka Jubbada Hoose.
Fartuun Nuur Aadan ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here