Qiimaha raashinka suuqyada magaalada Baladweyne oo sara u kac laga dareemayo.

0
47

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Waxaa sara u kac laga dareemayaa qiimaha la iibiyo raashinka noocyadiisa kala suuqyada magaalada Baledweyne ee xarunta Gobalka Hiiraan, qaar ka mid ah ganacsatada raashinka iibiya ee ku nool magaalada Baladwayne ayaa ka warbixiyay waxaa sababay isbadalka ku yimid qiimaha raashinka noocyadiisa kala duwan.

Hamdi Mahamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here