Qiimaha Maciishadda oo sare u kacay Suuqyada Muqdisho

0
45

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Iyadoo lagu gudo jiro bisha barakeysan ee Ramadaan ayaa waxaa sare u kac xooggan laga dareemayaa qiimaha Maciishadda Suuqyada Muqdisho,gaar ahaan Qudaarta,Qaar ka mid ah Ganacsatada Suuyqada Xamarweyne iyo Suuqa Beerta ayaa ka waramay sare u kaca ku yimid qiimaha Qudaarta.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here