Qiimaha lagu raaco gaadiidka aado xeryaha qaxootiga oo sare u kacay kadib roobabkii deyrta oo si weyn uga gaday gobalka Jubada hoose,

0
433

Kismaayo(Radio Waamo)Qiimaha lagu raaco gaadidka iskaga kala goosha magaalada Kismaayo iyo xeryaha qaxootiga Dhadhaab ayaa sare u kacay kadib markii ay deegaanada gobalka Jubada hoose ka curteen roobabkii Deyrta.

Waxaana haatan laga raacayaa 50,ilaa 70 dollar,waxaana kawaramaya wadayaasha gaadiidka,waxayna ka hadleen saameynta ay yeelatay roobabka deyrta.

R/W,Fartuun Nuur Aadan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here