Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Sare ukac ayaa laga dareemayaa qiimha la kala siisto hilibka lagu iibiyo Suuqyada Magaalada Jowhar xiili lagu guda jiro bisha bakareeysan ee Ramadaan taasi oo sababtay xoolo dhaqatadii oo fogaaday & kuleylo daran oo wadanka ka jira.
Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.