Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa laga dareemaya hoos u dhac ku yimid qiimaha la iibiyo abuurka Beeraha noocyadooda kala duwan gaar ahaan Qaraha, Bisbaaska, Barbarooniga , koostada iyo Ansalaatada.
Ganacsatada iibisa abuurka beeraha ee magaalada Baladweyne ayaa hoos u dhacaan ku sababeeyay inay Hay’adaha deeqda bixiya ay abuur u qaybiyeen beeraleeyda taasina ay hoos u dhigtay in laga iibsado abuurka beeraha.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.