Qiimaha Kalluunka oo sare u kacay Suuqyada Kismaayo

0
259

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-inta badan xiliyada xagaaga dabeylo ayaa ka kaca Bad-waynta Hindiya,kuwaas oo sababa in dadka Bad maaxiinta ah ay gaari waayaan meelihii ay horay uga soo jillaaban jireen Kalluunka .

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here