Qiimaha Kalluunka oo sare u kacay magaalada Kismaayo

0
319

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Kalluunku waxaa uu ka mid yahay noocyada  hilibka ee  ay dadka qaar si joogta ah u isticmalaan,qiimaha kalluunka ee magaalad kismaayo ayaa maalmihii danbe noqday mid sara u kacay sababo la xiriira Doonyihii Badda aadi jiray oo yaraaday.

Bulshada Magaalada Kismaayo waxaa ay markii hore kiilada malaayga ah ku gadan jireen 2.5  ilaa 3 dollar  halka hada  ay ku iibsadaan 6 ilaa 7 dollar.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here