Qiimaha Kalluunka oo sare u kacay magaalada Dhuusa-mareeb

0
119

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Sare u kacan ayaa laga dareemayaa qiimaha lagu iibiyo Kalluunka noocyadiisa kala duwan magaalada Dhuusa-mareeb, kadib markii ay yaraadeen kalluunka laga soo jilaabto xeebaha dalka.

Abdirahin Deck ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here