Qiimaha Bardhada oo sare u kacay magaalada Kismaayo

0
409

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Suuqyada magaalada Kismaayo  ayaa  waxaa hoos u dhac ku yimid qiimaha Bardhada,iyadoo ganacsatada iibisa ay ka keensadaan dalka Kenya si’ bulshada ay uga sii iibiyaan.

Cabdinuur Sabriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here