Qiimah Qudaarta Suuqyada magaalada Kismaayo oo sara u kacay

0
216

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Suuqyada lagu iibyo Qudaarta nooc-yadeeda kala duwan ee magaalada Kismaayo ayaa waxaa ka jira Qudaar yari,sidoo kalana waxaa sara u kacay qiimaha Qudaarta lagu kala iibsado.

Juweeriya Hassan Ahmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here