Qeybaha kala duwan ee Bulshada Kismaayo oo maalmaha nasashada waqti ku soo qaata Xeebaha Magaalada

0
279
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Xeebaha Magaalada kismaayo waxaa maalmaha nasiinada iyo xiliyada galabkii u dalxiis taga qaybaha kala duwan ee bulshada gaar ahaan dhalinyarada .
Xeebta liido oo ka mid ah xeebaha kismaayo ayaa ah xeebta inta ugu badan ay dhalinyaradu  u tagaan in ay ku dabaashaan halka qaar koodna ay u tagaan in ay sawiro ku galaan kuwo kalana  ay bonooni ku cayaaraan sido kalana waqti ku qataan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here