Qeybaha kala duwan ee bulshada Kismaayo oo banaan bax nabadeed ku muujiyay dareenkooda ku aadan colaada beelaha walaalaha ee duleedka Kismaayo.

0
339

Iyadoo ay maal mahaan dagaalo u dhaxeeya beelo walaala ah ay ka socdeen duleedka kismaayo ayaa waxaa maanta magaalada lagu qabtay banaan bax nabadeed oo lagu dal banayay in si deg deg ah loo joojiyo dirirta u dhaxeysa dadka deegaanka.

Dadka banaanbaxa dhigayay ayaa socod dheer ku maray wadooyinka magalada kismaayo iyagoona watay boorar ay ku qoran yihiin hal ku dhigyo ay kaga soo horjeedaan dhiiga sida micno darada ah kudaadanaayo.

Warbixinta warkani waxaa soo diyaariyay:Iidle Aadan Maxamed Dagane

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here