Qaybo ka mid Kalluunka laga helo xeebaha Gobolka Jubbada hoose oo loo iib geeyo dalka dibadiisa

0
41

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Dadka bad maaxiinta ah ee ka Kallumaysta Xeebaha gobolka Jubbada hoose ayaa gunta hoose ee bada ka soo saara noocyo kala duwan oo kaluun ah kuwaas oo qaarkood loo dhoofiyo dadka dibadiisa .

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here