Qaybaha kala duwan ee bulshada Kismaayo oo ku baaqay in la kala Fogeeyo Goobaha Shidaalka iyo Maqaaxiyaha dabka Laga Shido 

0
143

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-qeybaha kala duwan ee bulshada ku nool Kismaayo ayaa ka aragti dhiibtay sida looga hortagi karo in uu dab koco ayagoo tilmaamay in ay muhiim tahay in la kala fogeeyo goobaha shidaalka lagu iibiyo iyo goobaha maqaaxiyaha maadaama dabka iyo shidaalka ay isku daran yihiin.

Hamdi Mahamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here