Qashinka lagu shubo Xeebaha oo saameyn ku yeeshay Kalluumeysatada

0
21

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasaqda ama qashinka lagu shubo xeebaha iyo goobaha dad waynuhu is imaadaan sida wadooyinka ayaa aad u saameysa deegaanka iyadoona ay ka dhashaan xanuuno kala duwan kuwaas oo saameyn ku yeelan kara caafimaadka bulshada.

Xeebta Calanley oo kamid ah xeebaha ku yaala magaalada Kismaayo ayaa ka mid ah meelaha ay dadku qashinka ku shubaan waxaana wasaqda halkaasi lagu shubo saameyn kala kulma kallumeysatada oo ah kuwa inta badan xeebta jooga, dadka dagan gurhaya xeebta u dhaw iyo dadka xeebta u soo dalxiis taga.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here