Qaramada midoobay iyo maamulka KG oo ka wada hadlay xaaladda Barakacayaasha

0
122

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Ku simaha Madaxweynaha Koofur-Galbeed ahna gudoomiye ku xigeenka koowaad ee Barlamaanka Maxamed Nuur maxamed ayaa Magaalada Beydhabo kulan kula qaatay mas’uuliyiin ka socday Hey’adda Qaramada Midoobay kaas oo laga hadlay arimaha xalaka waara iyo dib u dajinta barakcyasha sameen ku yeelatay baaraha ka jir dalka.

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here