Qalab Xafiiseed lagu wareejiyay iskaashatooyinka Beeraleyda gobolka Shabeellaha dhaxe

0
50

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda beeraha dowlad goboleedka Hirshabelle ayaa qaar kamid ah iskaasha-tooyinka beeraha gobolka shabellaha dhexe ku wareejisay qalab Xafiiseed.

Qalab xafiiseedyadan ayaa waxaa kamid ah kuraas ,Miisaas iyo waxyaabo kale.
Wasiirka Wasaaradda Beeraha Hirshabeelle Maxamed Faarax ayaa ka warbixiyay agabka ay ku wareejiyeedn iskaasha-tooyinka beeraha gobolka shabellaha dhexe
qaar ka mid iskaashatooyinka beeraha goboka shabeellaha dhexe ayaa dhankooda ka mahadceliyay agab xafiiseedka lagu wareejiyay.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here