Qaar kamida Shaqalaha Hay’adda Socdaalka Soomaaliya oo tababar loo furay

0
10

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya Mustaf Sheekh Cali dhuxuloow ayaa tababar ku saabsan sharciga socdaalka dalka iyo dhaqan gilinta sharciga Hay’adda u furay qaar kamid ah Sarakisha Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here