Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Waxbarashada oo kalin muuqata ka qadata hormarka nolasha Bulshada tan iyo burburkii dalka waxa hoos u dhacay nidaamkii waxbarasho ee dalka, walow sanadadan dambe uu soo kabanaayay waxaana jira dhalinyaro badan oo Soomaaliyeed kuwaas oo aan ku bararugsanayn Ahmiyada ay leedahay in wax labarto.
Juweyriyo Hassan Ahmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.