Qaar kamid ah Waaldiintii ardaydii kaalmaha hore ka galay tartanka Qur’aanka  oo ka hadlay dareenkooda

0
257
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Sanad walba bishaan oo kale waxaa magaalada kismaayo xarunta kumeel gaarka ee jubbaland lagu qabtaa tartanka quraanka kariimka waxaana ka qeyb galo dugsiyada quraanka ee ku yaalo magaalada.
sanadkaan 2022 waxaa tartanka ka qeyb galay ilaa 20 dugsi quraan ayaa waxaana lasoo gabagabeeyey 11-kii bishaan barakeysan ee ramadaan, wxaana sanadkaan sadexda kaalmood ee ugu horeeyey ay galeen gabdho da`yar oo xaafidul quraan ah kuwaas oo ku guuleystay ilaa 3 gaari oo kala duwan oo uu bixiyey madaxweynaha Jubbaland Ahmed Maxamed Islaam.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here