Gudoomiyaha Degmada Kismaayo Cumar Cabdullaahi Maxamed Fara-weyne ayaa maanta Tababar ku saabsan Habraaca maamulka iyo maareynta xafiiisyada u furay qaar kamid ah shaqaalaha iyo madaxwaxeedyada dowladda hoose Ee Degmada Kismaayo Waxaana Tababarkaan Qabsoomidiisa iska kaashaday wasaaradda arimaha gudaha Dowlad Goboleedka Jubbaland iyo Hey-adda UNDP .
Iidle Aadan Maxamed ,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.