Qaar Kamid ah Saxafiyiinta Degmada Baraawe oo Tababar loo daahfurey

0
26

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Kudhowaad 30 Kamid ah Wariyasha Kahowgala Degmada Baraawe ee Casimada Koonfur Galbeed ayaa lofuray tawabar aqoon Kororsi ah kaas oo ay so qaban qabisay Wasaarada Warfaafinta Koonfur Galbeed oo kashaneysa Hay’adda UNSOM.

Mowliid Abdi ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here