Qaar kamid ah Naafada Magaalda Kismaayo oo la gaarsiiyay Deeq lacageed

0
292

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Ururka Samafalka Soomaaliyeed ee Alpha Trust ayaa dhaqaalo soo gaarsiiyay qaar ka mid ah Naafada ku nool magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubbada Hoose,Waxaana Deeqadan lacageed lagarsiiyay dadka Nugulka ah Ee Ubaahan Cawimaad Mas’uuliyiinta Ururka Naafada ee deegaanada Jubba Land iyo qaar kamid dadkii nafada ahaa eelagarsiyay deeqdaan lacageed waxeyna  ka mahad celliyay dhaqaalaha la soo gaarsiiyay.

Iidle Aadan Maxamed,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here