Qaar kamid ah Gabdhaha Saxafiyiinta ee Jubbaland oo Tababar loogu soo Xiray Magaalada Kismaayo.

0
380

Kismaayo(Idaacada Waamo)Tabarkan oo socday muddo laba maalmood ah ayna soo qaban qaabiyeen ururka Suxufiyiinta Qaranka Soomaaliyeed  ayaa lagu baranayay Farsamada iyo Xirfada warbaahinta.

Tabarka oo loo qabtay gabdhaha wariyeyaasha ee Jubbaland ayaa waxaa ka faaidaysat  15 Gabdhod oo intooda badani ay ka howl galaan xarumaha warbaahina ee ku yaala Magaalada Kismaayo .

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here