Qaar Kamid Ah Dhalinyaro Baratay Farsammada Gacanata Oo Loo Sameyay Shaqo Abuuur .

0
410

Kismaayo(Waamo Radio)Dhalintaan oo isugu jira wiilal iyo gabdho waxaa shaqo Abuurkaan usamaysay Rugta Ganacsiga Iyo warshadaha jubbaland oo gacan kahelaysa hey’ada GIZ.

Waxaa Looga gol Leeyahay Sidii Sare Loogu Qaadi Lahaa Wax Soo Saarka Dhalinyarada waxaa loo qalabeeyay dukaan lagu iibiyo qalabka cadceeda kushaqeya burjukooyin Iyo Agabyo Kala Duwan.

waaa kuwan Qaar kamida oo Dhalinyarada Shaqo Abuurka Loo Sameyay Oo Kahadalay Dareenkooda.

Waxaa Goobta Kahadalay Gudomiyaha Rugta Ganacsiga Iyo Warshadaha Jubbaland Shaafi Raabi Iyo Xildhibaan Xuseen Waxeyna Umahadceliyeen ha,adda GIZ Oo Dhalinyardaan Shaqo Abuurka Usameysay.

R/W,Iidle Aadan Maxamed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here