Qaar kamid ah Dhalinyarada Magaalada Kismayo oo xirfado Shaqo Samaaystay.

0
344
Kismaay(Waamo Radio)waxa magalada kismayo ku nool dhalinyaro badan oo wax bartay kuwaas oo shaqo la,aan ah halka ay jiraan kuwa iyagu iskood ula yimada xirfad.
si mustaqbalkoda iyo noloshoda  umareyo Cabdonuur yarow Axmed waxa u sanadkii 2017 kasoo labtay xeryaha qaxootiga ee dalka kenya  hatan  wuxu ku noolyahay magaladan kismayo waxaana uu furtay iskuul lagu barto kompuyuutarka.
waxaa warbixintaan inoo soo jeedinaya:-Xamdi Maxamed Yaasiin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here