Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Magaalada Kismaayo xarunta kumeel gaarka dowlad goboleedka Jubbaland waa magaalo xeebeed kamid ah magaalooyinka ku yaalo soomaaliya.
Magaalada Kismaayo waxay leedaha ilaa dhowr xeeb oo kala duwan sida xeebta weyn ee Calanley, Xeebta Kibora, Xeebta Qoryeeley, Xeebta Liido, Xeebta Ceel Dhiig, Iyo Xeebo Kaloo yar yar oo kuwaasii kasii farcama.
Xeebahaasi ku yaalo magaalada kismaayo waxaa ku yar goobaha lagu ganacsado, goobaha ganacsiga ee loo dalxiis tago, goobo kale oo ay baahi weyn uqabaan bulshada ku nool magaalada kismaayo.
Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.