Qaar kamid ah  Dadka danyarta ee ku sugan kismaayo  goobaha lagu shubo qashinka ka raad sado wax yaabo ay nolashooda ku maareeyaan

0
240
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Qaar ka mid ah dadka danyarta ah ee ku nool magaalada Kismaayo ayaa waxa ay tagaan goobaha lagu qubo qashinka magaalada iyagoo ka raad sada waxyaabo an ficikara nolashooda oo la soo raaciyey qashinka sida raashiin iyo agab kale oo muhiim u ah iyaga.
Sidoo kale waxa ay sheegeen in ay jiraan caruur dhax seexda qashinka kuwaasoo aan la hayn hooy.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here