Qaar kamid ah Agasimayasha wasaradaha  Dowlad Goboleedka Jubbaland Oo Kormeray Tulada Yontoy

0
315

Kismaayo(Idaacada Waamo)Wasarada Arimaha Gudaha Dowlad Goboledka Jubbalad Ayaa Deganada Dhaca Waqoyiga Magalada Kismayao Kawaday Kulamo Ay Si Kafool Kafool Ah Ay Isku Xogwareysanayaan Dadka Toloyinka Iyo Agasimayasha Wasaradaha Dowlad Goboleedka Jubbaland.

Qaar ka mida agaasimeyaasha wasaaradaha Iyo maamulka degmada kismaayo  Iyo Kan Gobolka Jubba Hoose Ayaa Maanta  kormeer ku tagay tuulada yoontooy ee gobolka jubbada hoose.

Masuuliyiintan oo Ujeedka safarkooda uu ahaa inay ogaadaan xaalada deegaanka iyo baahiyaha ka jira ayaa waxa ay kulan la qaateen qaybaha kala duwan ee bulshada tuulada yoontooy waxayna ka dhageysteen baahiyaha deegaanka ka jira ee waxqabadka u baahan Dadka Degaankan Ayaa Masuliyiinta Wasaradaha Kahor Shegay In Ay Jiraan Bahiyo Kala Duwan oo Ubahan In wax laga qabto  oo ay ugu horeeyaan adeegyada caafimaadka waxbarashada Iyo Kalumeysiga.

Agaasimeyaasha oo dhageystay baahiyaha ay uso gubiyeen bulshada ku nool deegaanka yoontooy Ayaa Shegay in waxbadan Laga Qaban Dono Cabashadooda

Ugu danbeyn agaasimaha wasaarada arrimaha gudaha ee dowlad goboleedka jubbaland Aadan faarax Gaarane Ayaa Shegay In Labadin Dono  Kulamada Nocaan Oo Kale Ah Ee Lagu Oganayo Bahiyaha Kajiro Deganada  Kafog Fog Kismayao Si Ay Wax Ooga Qabtaan Wasaradaha Ay Quseyso.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here