Qaar ka mida Gaariyaasha ka Hawlgala magaalada kismaayo oo loo qabtay tababar ku saabsan Arimaha la xiriira Dhalinyarada

0
57

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Qaar kamida wariyaasha ka hawlgala magalada kismaayo ee xarunta gobalka jubbda hose ayaa loo qabtay tabar saabsan hab tabinta wararka laxiriira arimaha  dhalinyarada kaas oo uu soo qabanqabiyay Ururka suxufiiynta ee FESOJ

tabarka oo socondoona mudo sadex maalin ah ayaa waxaa siwada jir ah u Daah Furay wasiirka Waiirka wasaarada warfaafinta Jubbalan oo uu wheliyo wasiirka wasarada dhalinyarada iyo Ciyaaraha Dowlad Gobaleedka Jubbaland.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here