Qaar ka mida dadka Ganacsiga ku cusub ee dagmada Dhoobley oo ka warbixiyay caqabadaha ay la kulmaan

0
91

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Bilaabidda Ganacsi Guuleysta ayaa ah mid aan sahlaneyn balse u baahan Samir iyo duulqaad kaasi oo u sahlaya qofka bilaabaya Ganacsi cusub in uu ka guul gaadho.

Xiliyada qaar ayaa waxaa la soo darista Dadka ku cusub ganacsiyada caqabado kala duwan oo mararka qaar ku kalifta in uu gabi ahaanba ka haro yolalkiisa Ganacsi.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here